Mid kamid ah Dalalka Yurub oo qorsheenaya in dalka dib ugu soo celiyo 1,600 qof oo Soomaali ah

Dowlada Norwey ayaa la sheegay in ay wado qorshe ay Soomaaliya dib ugu soo celineyso dad gaaraya 1,600  qof oo Soomaali ah, waxaana dadkan isugu jiraa kuwa loo diiday magan galyo iyo dad kale. Soomaalida kunool Norwey ee la qorsheenayo in Soomaaliya dib loogu soo celiyo ayaa arintan ka cawday, waxa ayna sheegeen in noloshooda ay … Continue reading Mid kamid ah Dalalka Yurub oo qorsheenaya in dalka dib ugu soo celiyo 1,600 qof oo Soomaali ah